Silsiladi Siinleey oo Dhamaystiran : Abwaano Somaaliyeed ku dhan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 апр 2025
  • Silsiladi Siinleey ku caanbaxday ee uu bilaabilay abwaan Hadraawi ee ugu cajiibsanayd silsiladaha somaaliyeed oo dhan. ka bogasho wacan

Комментарии • 80

  • @muqtaardaacad
    @muqtaardaacad 3 месяца назад +6

    Siinleey waan ku celceshadaa had iyo jeer waliba kama daali doono inta aan noolahay waa xigmad iyo aqoon wax badan laga faa'iidi karo qofki si fiican u dhuuxa waxaan leeyahay inta dhimatay allaha u naxariisto kuwa noolna eebe ha'u danbi dhaafo siinleey waa dhaxal umadeed hala ilaaliyo waxaan u mahad celinayaa abwaan yuusuf shaacir oo asna waqti geliyey soo uruurinteeda dhamaan inta soomaliga ku hadasha ayaa iskaleh siinleey dhamaad.

  • @KamaalCaydiid
    @KamaalCaydiid Год назад +12

    Illahaye haa uu naxaaristo abawaan hadrawi

  • @mubaarigsiciid747
    @mubaarigsiciid747 Год назад +6

    Waa baraarug wanaagsan

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 3 месяца назад

    Wayaa cabdi qays awliyo allaay adeeg aabihii jacaylkow

  • @SudaysCllaahi
    @SudaysCllaahi 26 дней назад

    😢😮 1:39

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 Год назад +20

    LIBAAX YAADI SOMALILAND ALLOW IDIN NAXARIISO AQIIRO IYO ADUUNBA XIIMDA WAA REEBTEN IYO XAAQIIQADA .🥰🥰🥰💚🖤❤💋🤖💚🖤❤💋💋💥💥💫💫💞💞💞❣💯 FROM DJIBOUTI

  • @alimohamed2281
    @alimohamed2281 Год назад +5

    Allah Akbar
    Ale haunaxriisto
    Dhamantood

  • @cabdirashitmaxamedadm1627
    @cabdirashitmaxamedadm1627 2 года назад +11

    masha allah silsiladan Aad ayey u xikmadeysantahy

  • @yoyo-tf7eh
    @yoyo-tf7eh Год назад +4

    Dhammantood waa reer Somaliland

    • @dariknour6051
      @dariknour6051 Год назад

      Orod dee aduu kadhig 😄

    • @nasiyahalimahamed
      @nasiyahalimahamed 11 месяцев назад +1

      Lama kala laha abwaanada way inaga dhaxeeyaaan is daji

  • @abdirisaksuleiman3334
    @abdirisaksuleiman3334 Год назад +2

    waa sifiican

  • @alimoussa9849
    @alimoussa9849 Год назад +3

    Abwanada somali

  • @Waxkasta
    @Waxkasta Год назад +3

    Waa aqoon aan weli dib cidi u eegin oo meel na la dhigin si hagaagsan oo dadku arki karaan oo jiilal ka soo socdaa u bartaan. Goobaha waxbarashada na waa in lagu dhigaaa

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 Год назад +3

    Hestii

  • @yasminmoha736
    @yasminmoha736 4 месяца назад

    alle haw naxariisto maxaa rag qiimo leh dhintay😢

  • @faisalderie5845
    @faisalderie5845 3 месяца назад

    Siciid Salah Iyo Abdi Aadan Xaad Abdi Qays baa ka nool!

  • @yousufhamad1796
    @yousufhamad1796 Год назад +1

    Siinley

  • @Yaxye-y7g
    @Yaxye-y7g 4 месяца назад

    Abwanadani wa lafdharta suganta af somaliga

  • @fathumomataan4814
    @fathumomataan4814 Год назад +2

    Waaw❤😢😮😊

  • @netcoburco8808
    @netcoburco8808 Год назад +1

    ❤🎉🎉🎉🎉

  • @MoxamudSomali
    @MoxamudSomali Год назад +2

    ❤❤❤❤❤silsiladi siinleyi ❤❤❤❤❤❤❤ gabayi G SOOL SSC

    • @maaxdyonis9605
      @maaxdyonis9605 Год назад +1

      Somaliland United 🎉🎉🎉🎉

    • @Waxkasta
      @Waxkasta Год назад

      Somalilanders weeye ba dadkan heesayaa

    • @ahmedtoohe-r1q
      @ahmedtoohe-r1q Год назад

      ​@@Waxkastasiciid salax iyo afqaloocba waa warsngli reer sanag ah

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 месяца назад

      ​@@ahmedtoohe-r1qxaaji aadan af qalooc waa habaryoonis muuse ismaaciil siciid saalax baa warsangaliya

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 года назад +7

    Niman marqaamay iyo falaadkood dheh . Aqoon iyo afgarad niman macalimiin ah baasameeyey haduu hadraawi sheegtay siciid saalax baanoool

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 Год назад +2

      😂😂 alle haku caafiyo wll wax kle ku odhanmaynee😂😂 wan ku arkaa xanuunkii izaaqa la odhan jiray ee aan dawada layn ayaa ku haya 😢😂 alle ayuunban kuu baryeynaa wax kle ma lahee😂

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 Год назад

      @@sakariyeabdi9046 isaaq na muxuu ahaa kkkk lafta nagaa miyaa ka wadaa??

    • @MaxammadSoomaali
      @MaxammadSoomaali Год назад

      Saaxiib dagdaga dhaaf, riwaayadda waxaa wadda sameeyay afar abwaan oo Kala ah: hadraawi, siciid saalax, muuse cabdi cilmi iyo gaariye. Adoo siciid saalax weyneynaayo inaad hadraawi ku xadgudubtaa siciid saalax ayaaba ku dacweeyn lahaa haduu ku arki lahaa. Raggaas dhammaantood ixtiraam ayeey naga mudanyihiin, oo ayaga ayaaba iska keen xiggo, ileen isku hibbo ayeey ahaayeene.

    • @Waxkasta
      @Waxkasta Год назад

      @@mahaddirirgeesood9556war heesta waa sida ay tahay shaacir na waa soo tifaf tiray

    • @ahmedtoohe-r1q
      @ahmedtoohe-r1q Год назад

      Isaga hadeer buug Ka qoray sow maaha hadraawi wuu alifay uun

  • @cabdicasisducaqabe7542
    @cabdicasisducaqabe7542 Год назад +1

    😢😢🎉

  • @riishap52
    @riishap52 3 года назад +11

    Ximad Aya ku dhan silsilada Siinleey

  • @SudaysCllaahi
    @SudaysCllaahi 26 дней назад

    🎉

  • @moktarcade7192
    @moktarcade7192 8 месяцев назад +1

    Cabid qaysbay uga baxen filinkan dheerba 😂

  • @MaxamedabdiraxmanAwcilmi
    @MaxamedabdiraxmanAwcilmi Год назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @hormuudka
    @hormuudka Год назад +1

    Gaaariye meee

  • @ahmedmuqdishaawi2038
    @ahmedmuqdishaawi2038 2 года назад +8

    Somali xigmada ugu kaalay😊

  • @JaamacdeeqCawil-cr3uw
    @JaamacdeeqCawil-cr3uw Год назад +1

    Alxamdulilah

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 8 месяцев назад +1

    Il.ay.niis...meeshiii...vvv

  • @soomarsiinay9644
    @soomarsiinay9644 Год назад +2

    waaw❤❤❤❤❤

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 года назад +3

    Ragaan wa ragii heesaha xaaji afqalooc mooyee waana sababta ujeedo iyo madax iyo mijo midna maleh

    • @Waxkasta
      @Waxkasta Год назад

      Ma yagaan uheedo iyo madax lahayn? Halkee ka eegtay? Waa ujeedo dheer tahay oo murtiyaysan tahay weli ba. Bal soo noqo isla eeg neee

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 Год назад

      @@Waxkasta sxb waxaa dhagaysataa waraysiga cabdi qays jabuuti uga waramay silsiladaan asagaa curiyey wax ujeedo ahna kama lahayn buu yiri waligaa maaragtay wax ujeedo la’aan ah ku bilaabatay oo maanso lugu sheegayo??

  • @deeqaali2739
    @deeqaali2739 6 месяцев назад

    Taariikh aan Maxamed Siyaad Barre aheyn ma leh miyaa Duulkaan yaaaaaaaab!

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 месяца назад

      Siyaad barre yaa ka hadlaaya cuqdadbaa ku haysa dhagayso xigmada reer waqooyiga ileyn idinku meesha waxba kuma haysaan aan telegram ahayn😅😅

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 Год назад +1

    Yusuf waa nin faqasha ah sugantana wuu qaliciya

    • @abwaangaaroodi7968
      @abwaangaaroodi7968  Год назад

      Mahad sanid

    • @yousufhamad1796
      @yousufhamad1796 Год назад

      😢😮😂❤

    • @ahmedtoohe-r1q
      @ahmedtoohe-r1q Год назад

      Wxa meesha mrsyaba sow faqash maaha afarta issaqa unn ha eegin

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 месяца назад

      ​@@ahmedtoohe-r1qafarteebaa faqasha raga meesha ka hadlaaya waa isaaq u badan yihiin, hadraawi, cabdi qays, gaariye, xaaji aadan af qalooc, cali saleeban bidde,

  • @abdiajaama3699
    @abdiajaama3699 9 месяцев назад

    M.a

  • @bashiirmaxmed-x3f
    @bashiirmaxmed-x3f 3 месяца назад

    𝗠𝗮𝗻𝘀𝗼

  • @drdadaa
    @drdadaa Год назад

    allow jannada kwrbi

  • @haykalinaabdilaahi5101
    @haykalinaabdilaahi5101 Год назад +1

    Hhhh

  • @fathumomataan4814
    @fathumomataan4814 Год назад +1

    Hader. Alh weenxrsoo🦁🌹⚘️🌺

    • @Crisaq-nw6qh
      @Crisaq-nw6qh Год назад

      Alaween nxasriisbad❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @Crisaq-nw6qh
      @Crisaq-nw6qh Год назад

      Sild ssiledake😢❤😂🎉

  • @Mariyoaadn
    @Mariyoaadn Год назад

  • @soomarsiinay9644
    @soomarsiinay9644 Год назад +7

    alaha bakar❤❤❤❤❤🎉🎉😂😂

  • @MushtaaqCabdishakuur-jn1ny
    @MushtaaqCabdishakuur-jn1ny 8 месяцев назад

    0

  • @CabdiqadirXasan-k4w
    @CabdiqadirXasan-k4w 2 года назад

    Ujeedooy badan

  • @calinaasir-xq9wf
    @calinaasir-xq9wf 2 года назад +1

    L

  • @CabdirisaqCabdule-m9o
    @CabdirisaqCabdule-m9o Год назад

    ❤❤❤❤

  • @maxamedcabdi9654
    @maxamedcabdi9654 Год назад +3

    ❤❤❤❤❤